Somaliska
Soomaali
Länder: Djibouti, Etiopien, Kenya, Somalia
Somaliska
Libaaxa iyo dawacada
Libaaxu wuxuu jiifay godkiisii. Habeen iyo maalinba halkaasuu jiifay. Gurxan yar oo daalan uun baa laga maqlayey.
– Wuu xanuunsan yahay, ayey bahalladu ku fikireen oo way u naxeen. Waxey bilaabeen inay libaaxa godkiisa hadiyado yaryar ugu dhex geeyaan.